Muuqaalo Videos
-
Side loo sameeyo qorshaha xaaladda degdeg ah | How to make an emergency planFiidiyowgan wuxuu sharraxaya sida loo sameeyo qorshaha xaaladda degdega ah.Daawo fiidiyowgaan
-
Waxaa aad u baahan doontaa xaaladda degdega ah | What you will need in an emergencyFiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa aad u baahan doonto xaaladda degdega ah.Daawo fiidiyowgaan
-
Waxaa la sameeynayo dhulgariirka | What to do in an earthquakeFiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeyo dhulgariirka.Daawo fiidiyowgaan
-
Waxaa lagu sameeynayo sunaamiga | What to do in a tsunamiFiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeynayo sunaamiga.Daawo fiidiyowgaan
-
Waxaa la sameeynayo fatahaada | What to do in a floodFiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa lagu sameeynayo fatahaada.Daawo fiidiyowgaan
-
Waxaa la sameeynayo duufaanta | What to do in a stormFiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeynayo duufaanta.Daawo fiidiyowgaan
-
Waxaa lagu sameeynayo dabka | What to do in a fireFiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeynayo dabka.Daawo fiidiyowgaan
-
Waxaa la sameeynayo inta lagu jirto shaqada foolkanada | What to do during volcanic activityFiidiyowgan wuxuu sharraxaya waxaa la sameeyo inta lagu jira howsha folkaanada.Daawo fiidiyowgaan
Qabka loo qorsheeya xaaladaha degdegga ah ee qoyska | Household emergency plan template
Qorshaha xaaladaha degdegga ah ee qoyska loogu talagalay wuxuu kayeela qof kasta oo reerka ka mid ah in u ogaado waxa la sameeyo haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah iyo sida loogu diyaargaroobo. Qorshe sameynta waxa ay caawisaa in hadi ey dhacdo xaaladaha degdegga ee dhabta ah ay kaa yareyso walbahaarka.
Qorshe la samee qoyskaaga si aad xaalad degdeg ah uga gudubtaan. Ka fikir waxyaabaha aad u baahantahay maalin walba oo kana shaqee waxa aad sameyn laheyd hadii aadan heysan waxyaabahas.
Wax badan ka ogow Find out more
Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan diyaargarowga iyo ka jawaabida xaaladdaha degdeg ah, booqo www.getready.govt.nz